RW Khayre oo kormeeray Iskuul ka mid ah dugsiyada ay dowladu la wareegtay (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeray dugsiga sare ee Jabuuti oo kamid ah iskuulladii dhawaan ay dawladdu la wareegtay, ayaa wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ku ammaanay hannaanka hufnaanta iyo dhaqsaha leh ee ay iskuulaadka ku gaarsiinayso buugaagta manhajka cusub ee waxbarashada. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo uu … Continue reading RW Khayre oo kormeeray Iskuul ka mid ah dugsiyada ay dowladu la wareegtay (Daawo Sawirro)